RSC Africa Logo
CWS Logo
 
My Case 
RSC Africa | US Refugee Admissions Program
 
Furaha codsadaha
Codsadaha USRAP ee qaaliga ah,

Halkani waa cinwaanka RSC da looyaqano My Case kaasoo kaa caawin doona ogaasha akhbaarta kiiskaaga dib u dajinta dalka mareykanka. Isticmaal nambarka lagu galo ee ku yaala dhinaca bidaxda si ad u gasho una hesho shaqsiiyan akhbaarta kiiskaaga.

Waxay aheyd inuu ku siiyo furaha sirta ah shagaalihi RSC da ee kula yeeshay wareysiga koowaad. Hadii aad hilmaantay furahaaga sirta ah ama aad rabto inaad badasho furahaaga sirta ah, fadlan ku dhufo ama guji �CODSO FURA BADALID� ee ku yaala gacanta bidixda tilmaamta.

Hadii aad sual kusaabsan kiiskaaga qabto ama RSC da ama barnaamijka ogolaasha qaxootiga dalka mareykanka waxad qoraal kula soo xiriri kartaa case@CWSAfrica.org. RSC da waxay isku dayeysaa inay shan beri oo maalmaha shaqada ah gudahooda kugu la soo xirirto.

USRAP waa free. Nasoo wargali qofkii lacag ku waydiiyo ama aad ugashakisid musuq maasuq cinwankaan Fraud@CWSAfrica.org
Login
Fadlan gali nambarkaaga qaaska ah iyo furahaaga sirta ah halkan hoos si aad u ogaato xaalada kiiskaaga.
Username not entered
Kiis Nambarka :
 
Password not entered
Furaha sirta ah: 
 
 
Remember me next time
    
 
Ma xasuusatid miyaa furahaaga sirta ah?
RSC Africa is operated by CWS as part of a cooperative agreement with the United States Department of State. This website was funded by the United States Department of State under the authority of the Migration and Assistance Act of 1962, as amended. The opinions, findings, and conclusions stated herein are those of the author and do not necessarily reflect those of the United States Department of State.